Thursday, May 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo Maaliyadda Golaha Murtida iyo Wacyigalinta Qaranka oo xilkii la wareegay.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo Maaliyadda Golaha Murtida iyo Wacyigalinta Qaranka oo xilkii la wareegay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta xilka u kala wareejiaya Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo maaliyadda golaha murtida iyo wacyigalinta Qaranka Ismaciil Mukhtaar Ornjo oo 12.07.2021 uu wasiirka warfaafinta XFS u magacabay kadib Munaasabada kooban oo lagu qabatay xaruunta wasaaaradda warfaafinta oo ay ka soo qeyb-galeen Agaasime waxeedyada wasaaradda.

Agaasimi hore ee maamulka iyo maaliyadda golaha muirtida iyo madadaalada qaranka Maxamed Xasan Baroow ayaa balan qaaday inuu si dhaw ula shaqeyn doono agaasimaha cusub.

Related posts

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

May 6, 2026
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

May 6, 2026

Agaasimaha Cusub ee Maamulka iyo maaliyadda golaha murtida iyo wacyigalinta Qaranka Ismaciil Mukhtaar Ornjo ayaa sheegay inuu xoogga saari doono sidii loo dar dargelinta wax soo saarka golaha murtida iyo wacyiglinta iyo madadaalada qaranka.

Maareyaha Golaha murtida iyo madataalada Qaranka Abwaan Cabduqaadir Cabdi Yuusuf shubube ayaa uga mahadceliyay agaasimihii hore shaqadii cusleyd ee uu lasoo qabtay Golaha.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ku booriyay in golaha uu noqdo meel wax soo saarleh wasaaadduna ay garab taagantahay.

Previous Post

Turkiga oo badbaadiyey Tahriibayaal

Next Post

Qiimaha lakala siisto Xoolaha nool oo sare ukacay magaalada Cadaado

Next Post

Qiimaha lakala siisto Xoolaha nool oo sare ukacay magaalada Cadaado

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...

Dowladda oo ku guuleysatay in Soomaaliya markii ugu horeysay laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM

Dowladda oo ku guuleysatay in Soomaaliya markii ugu horeysay laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM

May 6, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

May 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In