Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee arrimaha gudaha KGS oo kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka socotay Ha’yadda UNICEF “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee arrimaha gudaha KGS oo kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka socotay Ha’yadda UNICEF “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta KGS Mudane Mustaf Sheekh Cabdullaahi (Mustaf Adaf) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Ha’yadda UNICEF gaar ahaan waaxda daadejinta adeegyada aasaasiga ah.

Mudane Mustaf Sheekh Cabdullaahi (Mustaf Adaf) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siyey Warbaahinta qaranka ayaa sheegey in Kulanka  looga wada hadlay xoojinta xiriirka wada shaqaynta ka dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Hay’adda UNICEF ee barnaamijka daadejinta adeegyada , iyo kor u qaadida Wacyiga bulshada ee dhismaha dawladaha hoose.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Mustaf Adaf agaasimaha guud ee wasaaradaha arrimaha gudaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegey in Kulanka ay ku wehlinayeen lateliyaha arimaha daadejinta maamulka iyo agaasimaha waaxda Maamulka iyo Maaliyada , iyo Hawlwadeenadda xafiiska waaxda Dowladaha hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Koofur Galbeed Soomaaliya.

Dhankale Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Gobaleed Koonfur Soomaaliya ayaa sheegey in Dhawan ay gaareen degmada degmada diinsoor si loogu kuur galo xaaladaha deegaanka isaga oo booqday kaamamka ku yaala xaafada Raamo dhowi ee Diinsoor , xili oo loo sameeynaayo biyo dhaamin.

Agaasime Mustaf Adaf ayaa sheegey iney la kulmeen qeybaha bulshada iyo maamulka ayaa sheegay baahiyaha jiro inuu la wadaagi doono madaxda sare iyo inta quseeyso , wuxuuna boogaadiyey shaqada maamulka u hayo .

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee gobollada Waqooyi oo maanta bilaabanaysa

Next Post
Doorashada xubnaha Aqalka sare ee gobollada Waqooyi oo maanta bilaabanaysa

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee gobollada Waqooyi oo maanta bilaabanaysa

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In