Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee W/Arrimaha Guddaha JFS oo la kulmay agaasime waaxeedyada

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee W/Arrimaha Guddaha JFS oo la kulmay agaasime waaxeedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta mudane Caydaruus Macallim Xasan Cabdulle ayaa maanta kulan la yeeshay agaasime waaxeedyada iyo la-taliyaasha wasaaradda.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026

Kulanka oo uu ujeedkiisu ahaa isbarasho iyo is-xogwareysi ayaa waxaa uu agaasime Caydaruus dhageystay qaabka ku haboon hirgelinta qorshaha waaxyada, walaaca ay qabaan, sida ay u arkaan horumarkeeda iyo guud ahaan xoojinta wadashaqeynta dhammaan qeybaha.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta oo goobta ka hadlay ayaa dhankiisa ballanqaaday in ku dadaali doono awoodsiinta waaxyada, dhaqangelinta siyaasad hufan oo kor u qaadeysa muuqaalka guud ee wasaaradda.

Agaasime Caydaruus waxaa uu sidoo kale adkeeyey in loo baahanyahay in xoogga la isugu geeyo horumarinta shaqada hortabinta u leh wasaaradda oo ay ugu horreeyaan Arrimaha Federaalka ta, dib u heshsiinta, xasiilinta iyo baahinta maamullada iyo adeegyada bulsho.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Caydaruus M. Xasan ayaa Agaasime waaxeedyada iyo la-taliyaasha Wasaaradda kula dardaarmay in ay dar-dar galiyaan howlaha baaxada leh ee wasaaradda ay u hayso bulshada Soomaaliyeed, loona shaqeeyo si hufan, oo isku duubni ah.

Previous Post

Soomaaliya oo u soo baxday final-ka koobka 17 jirada Africa

Next Post

RW Xamse oo la kulmay danjiraha Kenya ee Soomaaliya

Next Post
RW Xamse oo la kulmay danjiraha Kenya ee Soomaaliya

RW Xamse oo la kulmay danjiraha Kenya ee Soomaaliya

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In