Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka XFS oo kullan la qaatay Waaxyaha  Wasaaradda “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka XFS oo kullan la qaatay Waaxyaha  Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka Dr Cabdinasir Mukhtar Ibraahim ayaa maantay si rasmi ah u bilaabay kulamo uu la qaadanaayo dhamaan Waaxyaha Wasaaradda Caafimaadka si kor loogu qaado tayada shaqada iyo is xogwaraysi la xariira meelaha ay marayaan mashaariicda hoos yimaada waax walba iyo wixii caqabada uga hortagaan.

Waaxda Qoyska Caafimaadka ayaa maantay agaasimuhu la qaatay kulankiisii ugu horeeyay kaas oo looga arrinsaday hawlaha shaqo ee ka socda waaxda,  halkaas oo ay dhamaan madaxda mashaariicda Waaxda  Caafimaadka qoyska hoos yimaada ay ka soo jeediyeen wixii xog ah ee ku saabsan Mashaariicda socdo iyo shaqooyinka ay u hayaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Agaasimaga Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa uga mahadceliyay sida ay ula wadaageen xogta, ayna dhamaantood u soo xaadireen kulanka.

Kulanka ayaa socon doono muddo isbuuc ah kaas oo uu agaasimuhu la qaadan doono dhamaan waaxyaha Wasaaradda Caafimadka.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka XDS iyo  Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo howlgal ka sameeyey deegaanno dhowr ah oo dhaca galbeedka Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka XDS iyo  Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo howlgal ka sameeyey deegaanno dhowr ah oo dhaca galbeedka Kismaayo “SAWIRRO”

Ciidanka XDS iyo  Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo howlgal ka sameeyey deegaanno dhowr ah oo dhaca galbeedka Kismaayo “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In