Wednesday, January 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaibril Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agaasimaha guud ee cusub ee dhawaan loo soo magacaabay Wasaaradda Mudane Maxamed Saneey Dalmar iyo Agaasimahii hore Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan.

Wasiirka, ayaa soo dhaweeyey Agaasimaha cusub oo u rajeeyey in Eebe ku asturo xilka iyo mas’uuliyadda loo igmaday, isaga oo sidoo kale sagootiyey agaasimahii hore oo uu uga mahadceliyey muddadii ay soo wada shaqeeyeen.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

January 20, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

January 20, 2026

Agaasimaha guud ee cusub oo halkaas ka hadlay, ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre uga mahadceliyey xilka uu u soo magacaabay, isaga oo carabka ku dhuftay inuu xilka iyo mas’uuliyadda loo igmqday uu u gudan doono si daacadnimo iyo hufnaani ku jirto isla-mar-ahaantaana uu ka shaqeyn doono siddii loo horumarin lahaa Ganacsiga iyo Warshadaha dalka.

Agaasimaha guud ee cusub Mudane Maxamed Saney Dalmar, ayaa sidoo kale Wasiirada, madaxda Wasaaradda iyo guud ahaan shaqaaleweynaha uga mahadceliyey sida fiican ee ay u soo dhaweeyeen, waxaana uu sheegay inuu Wasaaradda ku hoggaamin doono shaqo wanaag iyo wax-qabad muuqda oo la taaban karo sidoo kale na ay u sinaan doonaan dhammaan shaqaalaha Wasaaraddu.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Moqokori ‘SAWIRRO’

Next Post

Ganacsatada Galmudug Oo Loo Qabtay Kulan Wadatashi ah

Next Post
Galmudug oo shaacisay Jadwalka dhismaha golaha Deegaanka degmada Dhuusomareeb

Ganacsatada Galmudug Oo Loo Qabtay Kulan Wadatashi ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

January 20, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Afrax, oo ay weheliyaan Agaasimayaal, khubaro...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

January 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa....

Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo laga hirgaliyay xafiiska kaarka hay’adda NIRA

Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo laga hirgaliyay xafiiska kaarka hay’adda NIRA

January 20, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika. Munaasabadda oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

January 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In