Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada oo maanta la wareegay xilkiisa

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada oo maanta la wareegay xilkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Biixi Iimaan Cige, iyo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Xil Yusuf Maxamed Adan,ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Kusimaha Agaasimaha Guud mudane Cabdikariim Cumar Cabdiraxmaan Iyo Agaasimaha Guud Mudane Yuusuf Xasan Isaaq, ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Munaasabadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirdda Wasaaradda, Agaasime waaxeedyaha, Lataliya yaasha, Shaqaalaha Wasaarada shaqada iyo marti sharaf ka socota hay’adaha dawladda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirka, ayaa soo dhaweeyaAgaasimaha a guud sidoo kale u mahadceliyay ku simaha Agaasimaha guud iyo Agaasime waaxeed yada Wasaaradda hawlihii ay qabteen mudadii uu hayay xilka kusimaha Agaasimaha Guud ee wasaaradda.

Sidoo kale,Wasiiru-dawlaha  dowlaha Wasaaraddaa, Xil Yuusuf Maxamed Aadan oo isna hadal kooban ka jeediyay ayaa agaasimaha cusub iyo agaasimaha waaxeedyada wasaaradda ku booriyey howlaha horyaala wasaaradda in ay wadashaqeyn guud ka yeeshaan iskuna garab siiyaan hawlaha Wasaraddaa.

Mudane Yuusuf Xasan Isaaq Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Dhammaan Masuuliyiinta Wasaaradda uga mahad-naqay soo dhawaynta ay u sameeyeen iyo Xafladda Xil-wareejinta. Waxa uu ka waramay hanaanka shaqo uu la yeelan doono dhamaan masuuliyiinta wasaarada iyo shaqaalaha in ay noqon doonto mid daah furan oo ku dhisan wada tashi.

Ugu dambayntii, Wasiir Biixi waxa uu sharraxaad dheer ka bixiyey hawlaha baaxadda leh ee horyaalla Wasaaradda oo ay ugu horreeyaan tayeynta shaqaalaha dawladda, u adeegidda arrimaha bulshada, shaqo abuurka iyo suuqa shaqada iyo kor u qadidda barnaamijyada horumarinta farsamada iyo tababarada xirfadeed (TVET) iyo Siyaasadaha iyo Shuruucda shaqada oo meel wanaagsan mareysa.

Wuxuu si rasmi ah u amray in lala shaqeeyo Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.




Previous Post

Guddoomiye Sh. Aaadan oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Marxuumad Dhaqan Aadan oo ah Hooyada Xildhibaan Yuusuf

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Bisha Cas Turkiga

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Bisha Cas Turkiga

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Bisha Cas Turkiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In