Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane, C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa maanta magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Generaal Muuse Xasan, iyagoo ka wada hadlay arrimo la xiriira horumarinta Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Agaasime Bahlaawi ayaa dalka Talyaaniga u tagay sidii dalkaasi looga furi lahaa xarun uu ku shaqeeyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga, Generaal Muuse Xasan ayaa ballan qaaday in agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta uu kala shaqeyn doonno sidii xarun uu ku shaqeeyo Talefashinka Qaranka looga furi lahaa dalka Talyaaniga.

Mudane C/risaaq Cali Yuusuf ayaa ka mahadceliyay ballan qaadka safiirka, isagoo ka dalbaday in xarunta SNTV ee laga furi doono dalka Talyaaniga ay noqoto mid ku dhex taala gudaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Rooma.

Ugu dambeyn Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa xusay in qorshaha uu yahay sidii sanadkan kiisa xiga dalka Talyaaniga loogu qaban lahaa xuska sanad guurada Telefashinka Qaranka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Dhambaal U Diray Boqorka Cumaan

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Dhambaal U Diray Boqorka Cumaan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In