Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha oo Tacsi u direy Shacabka Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku soo qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha oo ku sugan Dalka Masar ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka waxa uu ku amaanay Ciidamada ammaanka sida ay uga hortageen weerarkaasi naf la caarinimada ah, isagoo dadkii ku dhintay weerarkaasi u rajeeyay in ilaah uu ka waraabiyo janada halka kuwa dhaawacmayna uu u rajeeyay in caafimaad uu siiyo Eebe.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Madaxweynaha Dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hey’adaha ammaanka waxa uu ka amray in ay baaritaan deg deg ah ay ku sameeyaan weerarkii galabta ee Ciidamada Ammaanka ay Fashiliyeen .

Madaxweynaha ayaa sheegay in weerarkani aanu dib u dhac ku keeni Karin howlaha dowladda iyo dadaalka nabada lagu sugayo, islamarkaana la sii wadi doono dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ee ka soo horjeeda xasilooni ay Soomaaliya hesho.

Halkani Ka dhageyso Codka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee uu kaga hadlayo Weerarkii Fulaynimada ahaa ee Maka Al Mukarama.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/03/COD-MADAXWEYNAHA-TACSI.mp3
Previous Post

Ciidamada Gaashan Oo Mid ka mid Ah Qolalka Hotelka Ku Go’doomiyay Maleeshiyaad Suunka Qarxa ku xiranyihiin

Next Post

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga

Next Post
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In