Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha KMG ee hey’adda NISA oo daah furay dib u dayactir lagu sameeyaya xafiisyada Ciidanka NISA ee Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha KMG ee hey’adda NISA oo daah furay dib u dayactir lagu sameeyaya xafiisyada Ciidanka NISA ee Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya  Yaasiin Cabdulaahi Fareey oo howlo shaqo u jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu furayay xafiisyada Taliyaha qaybta guud ee Ciidanka NISA Galmudug iyo Xafiiska taliyaha Caasimadda oo labadaba lagu sameeyay dayactir iyo qalabeyn heerkoodu sareeyo.

Kulana dib u furida xafiisyada ayaa waxa ku sugnaa Agaasimaha KMG NISA Taliyaha Qaybta guud ee Ciidanka NISA ee Galmudug Mahdi Cumar Mumin(Macalin Mahdi) iyo sarakiil kale waxa ayna sarakiishu Agaasimaha warbixin ka siiyeen marxaladaha laga soo marey quruxda ka muuqata xafiisyada cusub ee la furay oo uu sheegay in shaqadooda oo aheyd mid iskutashi ah uu hormuud ugu ahaa guud ahaanba saraakiisha Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Dhuusamareeb Najiib xirsi dhoore

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay isbadalka dhaqsida leh ee ka muuqda xafiisyada NISA ee Dhuusamareeb ayaa si gaar ah howshan ugu amaaney saraakiisha hormuudka ka aheyd iyo guud ahaanba taliska qaybta Galmudug oo la yimid tilmaamo uu sheegay in ay yihiin kuwo lagu faani karo oo muujinaya dowladnimo ay kuwada dayan karaan qaybaga kale ee xafiisyada ciidamada.

Ku dhawaad mudo sanad iyo badh ah oo qaybta guud ee ciidanka nisa ee Galmudug uu hoggaaminayay Col: Mahdi Cumar Mumin ayaa laga shaqeysiiyey dib u balaarin iyo dardar galin lagu sameeyay Ciidanka NISA ee Galmudug iyo xafiisyadooda oo la gaarsiiyey dhamaanba degmooyinka xorta ah in ay yeeshaan taliyayaal iyo ciidamo heegan u ah ka jawaabida baahiyaha Amni oo ay kala shaqeeyaan laamaha kale ee ciidamada,.

Previous Post

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay dib u dhiska Isbitaalka Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay dib u dhiska Isbitaalka Beladweyne “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay dib u dhiska Isbitaalka Beladweyne “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In