Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Tacliinta Sare oo daah furay Kulan socon doono seddex maalin

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Tacliinta Sare oo daah furay Kulan socon doono seddex maalin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Tacliinta Sare Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Ismaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta furay kulanka bandhigga natiijada Cilmi-baaristii lagu sameeyay Waxbarashada aas-aasiga ah ee degdegga ah (WAD) heerarkiisa 1aad iyo 2aad.

Kulankaan oo socon doono muddo 3 maalmood ah ayaa lagu soo bandhigi doonaa natiijadii kasoo baxday cilmi-baaristii lagu sameeyay buugaagta manhajka WAD ee dhawaan dalka laga hirgeliyay, bandhigga keddib, khuburada ka qeyb-galaya kulanka ayaa doodo ka yeelan doona natiijadii kasoo baxday cilmi-baarista si loo meelmariyo loona ansixiyo.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madasha Waxaa kasoo qeyb-galay, Agaasimayaasha Manaahijta iyo Taya-dhowrka, Lataliyeyaasha Wasaaradda Waxbarashadda, masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Waxbarashada Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banadir, macallimiintii qortay manhajka iyo martisharaf ka socotay mashruuca Bar ama Baro ee Hay’adda USAID Soomaaliya.

Previous Post

Ergeyga gaarka ah oo booqday Carruur nafaqo darro heyso oo ku jira Isbitaalka Banaadir “SAWIRRO

Next Post

Maamulka Gaalkacyo oo Bajaajleyda u qabtay muddo ay isku diiwaangeliyaan

Next Post
Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo soo bandhigay wadayaal Bajaaj oo aan heysan leysin

Maamulka Gaalkacyo oo Bajaajleyda u qabtay muddo ay isku diiwaangeliyaan

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In