Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Bahlaawi oo kulan la qaatay maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Agaasime Bahlaawi oo kulan la qaatay maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka dhaxmaray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo Maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa ayaa waxay uga hadleen Arimaha Soomaaliya,  iyadoo Warbixin kooban ka dhageestay Agaasimaha Kamaal Cubeed oo ah Maamulaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Africa, kaasoo ahaan jiray Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta dowladda Sudan,  isagoo Caddeeyay in Jaamacadan ay dhigtaan intabadan arday ka socota dowladaha Africa oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Maamulaha Jaamacadda ayaa sheegay in Soomliada dhigata Jaamacadan ay yihiin kuwo ka soo Muuqda Kuliyadaha kala duwan oo ay dhigtaan,  isagoo xusay in maamulka Jaamacadduna uu dhiirrigeliyo ardayda Soomaalida ah ee dhigata Jaamacadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa  u mahadnaqay Maamulaha jaamacadda isagoo u sheegay in Aqoonyahanadii ay soo saareen wax tarkooda lagu arkay markii dalka dib ugu laabteen.

Dhanka kale Agaasimaha ayaa booqday Xarunta African TV oo ku hadla inta badan afafka dowladaha dhaca Bariga iyo Bartamaha Africa Soomaaliyana ay ka mid tahay  dalalkaasi,  iyadoo Madaxda YVgaasi ay siiyeen Soomaalida barnaamijyo iyo warar ku baxa Afka Soomaaliga si codkoodu u gaaro Caalamka intiisa kale.

DSC00937 DSC00944 DSC00948 DSC00963 DSC00966 DSC00967 DSC00974 DSC00977 DSC00983 DSC00984 DSC00994 DSC01003 DSC01005 DSC01011

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo “War-saxaafadeed”

Next Post

Haweenka ku jira Baarlamanka oo kulan la qaatay ururrada dhallinyarada

Next Post
Haweenka ku jira Baarlamanka oo kulan la qaatay ururrada dhallinyarada

Haweenka ku jira Baarlamanka oo kulan la qaatay ururrada dhallinyarada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In