Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Bashiir Moallim “Waxaa Dhiiro-gelin Iyo bogaadin mudan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhiiratay Maal-gashiga Iyo Iibsiga Diyaaradaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Agaasime Bashiir Moallim “Waxaa Dhiiro-gelin Iyo bogaadin mudan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhiiratay Maal-gashiga Iyo Iibsiga Diyaaradaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Run ahaant Maalgashiga Aviation -ka Garoomada Dalka Iyo Gaadiidka Hawada waxay ka dhigan tahay horumar weyn oo uu Dalkeenna ku tallaabsaday kaas oo sababi doona Koror dhaqaale Iyo Fursadaha Shaqo Abuurka Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Diyaaradaha ay Milkiyaddoodu leeyihiin Ganacsatada Soomaaliyeed sido kalana haysta Taarikada Soomaaliya- waxay u duuli doonaan Caalamka intiisa kale, si lamid ah Diyaaradaha Dowladaha kale ay u yimaadaan Dalkeenna- Tani waxay fursad muhiim ah siineysaa fududeynta isu socodka Iyo is dhaafsiga Duuliimaad-yada.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Waxaan Markale bogaadinayaa tallaaba taariikhiga ah ee Shirkadda Premier Ailiness kusoo iibsatay Diyaadda Cusub si ay ugu tartanto suuqa Iyo Khadadka Duullimaad ee Dunida.

Waxaan Ganacsatada Maal-qabeennada ah ee Soomaaliyeed ku guubaabinayaa inay Maal-gashi xoog leh ku sameeyaan Arrimaha Transport-ka Dhulka Iyo Cirka, sidoo kalana ay ka faa’iideystaan Maal-gashiga Garoomada Diyaaradaha, Jidadka Iyo Buundooyinka.

 

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh :Waxaan dhiseynaa Maktabad Qaran oo lagu xusuusa doono Prof. Jawaari, wasiirka waxbarashada ayaa arintaas u xil-saaran

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AUN Prof jawaari

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AUN Prof jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AUN Prof jawaari

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In