Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Aguero Iyo Pardew Oo Ku Kala Guuleystay Xiddiga Iyo Macalinka Bishii November Ugu Fiicnaa Premier League-ga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero iyo tababaraha kooxda Newcastle United Alan Pardew ayaa ku kala guuleystay abaalmarinta bilaha ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga, iyagoo kala noqday xiddigii iyo tababarihii ugu fiicnaa bishii November horyaalka Ingariiska.

Weeraryahanka reer Argentina oo hada dhaawac uga maqan kooxda Manchester City ayaa bishii November waxa uu sii dheereystay hogaankiisa gool dhalinta horyaalka Premier League-ga, waxana uu bishaasi dhaliyay seddex gool halka uu caawiye ka ahaa labo gool kale.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Sergio

Ciyaaryahan Aguero oo 26-jir ah ayaa 14-gool ku hogaaminayo horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,waxana uu ku dhaliyay 15-kulan.

Dhanka kale tababaraha kooxda Newcastle United Alan Pardew ayaa isna kooxdiisa ku hogaamiyay seddex guul afar kulan oo uu ciyaaray bishii November, waxa ay sidoo kale Newcastle ka badisay 6-dii bishan December kooxda Chelsea oo ka jabisay rikoorkoodii guuldarro la’aanta ee xilli ciyaareedka.

Kooxda Newcastle United ayaa bishii November ka badisay kooxaha Liverpool, West Bromwich Albion iyo Queens Park Rangers.

Kooxda Newcastle ayaa haatan ku jirta kaalinta 7-aad ee horyaalka ingiriiska,iyadoo 23 dhibcood la wadaagta kooxda kaalinta lixaad ku jirto ee Arsenal.

Alaan Pr Shoot - Barclays PR Shoot 09/12/2014 - Newcastle United Training Ground - 9/12/14 Newcastle manager Alan Pardew celebrates winning the Barclays manager of the month with the award Mandatory Credit: Action Images / Ed Sykes Livepic EDITORIAL USE ONLY. Football - Newcastle United Training Ground - 9/12/14  Newcastle manager Alan Pardew celebrates winning the Barclays manager of the month with the award  Mandatory Credit: Action Images / Ed Sykes    EDITORIAL USE ONLY.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Real Madrid oo Ka Badisay Almeria,Rikoor Cusubna Dhigtay “Sawirro”

Next Post

Real Madrid oo Ka Badisay Almeria,Rikoor Cusubna Dhigtay “Sawirro”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In