Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ahmiyadda dib u heshiisiinta oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ahmiyadda dib u heshiisiinta oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ahaa mid wada tashi ah isla markaana ay ka soo qeybgaleen gudiyada nabada ee degmooyinka dalka qaarkood iyo gudiga dib u heshiisinta qaranka Xildhibano iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaaladda Muqdisho.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Daladda isku xirka iyo Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa sida looga wada qeyb qaadan karo dib u heshiisinta iyo nabadeynta dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Qaar ka mid ah ka soo qeyb galayaasha kulanka oo ka socda degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah degmooyinka gobolada dalka gaar ahaan meelaha ay ka dhisan yihiin gudiyada nabada ayaa ka hadlay sida ay la tahay nabadeynta gobolada dalka iyo ka wada qeyb qaadashada howlaha dib u heshiisinta.

Gudigoomiyaha gudiga dib u heshiisinta qaranka Ismaaciil Macalin Muuse ayaa ugu horeyn amaanay qaabka kulamadan ay u socdaan wuxuuna ku baaqay kulamada nabadeynta noocaan ah la badiyo si loogu gudbo shir weyne dib u heshiisiineed iyo hiigsiga sanadka 2016,ka.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca maamulka iyo Maaliyada ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in gudiyadan nabadda ee ka dhisan gobolada dalka horseed u yihiin in umadda Soomaaliyeed ay is cafiso.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo bahanyahay in umadda Soomaaliyeed ayada xaliso wax walba oo khilaaf ah loona baahanyahy in dib u heshiisiineed loo gudbo.

Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso gudiyada laga si loo gaaro hiigsiga sanadka 2016, ka.

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay madaxda hay’adda FAO

Next Post

Nikolos Key”Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay”SAWIRRO”

Next Post
Nikolos Key”Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay”SAWIRRO”

Nikolos Key"Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay"SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In