Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Akhriso khudbadda Wasiirka Xanaannada Xoolaha ee ku saabsan Ansixinta Istaratiijiyadda Qaranka ee Caafimaadka Xoolaha iyo Dhirta iyo Badqabka Cuntadaย 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Barnaamijyada, Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha โ€œSAWIRROโ€
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa farxad weyn ii ah in ay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa ay idinku casuunto kulankan latashiga ah ee aan uga hadleyno Istaratiijiyadda Caafimaadka Xoolaha iyo Dhirta iyo Badqabkaย  Cuntada.

Sida aad la socotaan hagaajinta iyo buuxinta habraacyada caalamiga ah ee badqabka cuntada keliya muhiim u aha istaraatiijiyaddaan, balse waxey muhiim u tahay badbaadada Caafimaadka Bani’aadamka, wax soo saarka xoolaha, Dhirta. sidoo kale in ay Soomaaliya galangal u yeelato suuqyada caalamiga ah islamarkaana ay Soomaaliya ka qeyb gasho tartanka suuqyada caalamiga iyadoo aan walwal laga qabin Cafimaadka Xoolaha iyo waxa kayimaada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Geeska Afrika wuxuu qani ku yahay xoolaha nool, ayadoo ay jirto baahi weyn oo ah dhinaca Suuqagga bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika,ย  oo aad ugu dhow geeska Afrika, dhoofka Xoolaha nool iyo Hilika Soomaaliya ee baahida weyn looga qabo waddamadaasi aan kor ku soo sheegnay ayey kor uqaadaysaa samayntaย  Istaraatiijiyaddaan ayadoo xooga saareyso badqabka cuntada iyo Caafimaadka xoolaha iyoย  dhirta

Mudanayaal & Marwooyin Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa waxaa ka goโ€™an sidii dhakhaatiirta Caafimaadka xoolaha ay uxakamyn lahaayeen cudurada ka yimaada Xoolaha iyo Uuntooda si loo helo Cunto Badqabta, haddana waa inay la shaqeeyaan dhaan saamileyda Silsilada Cuntada sida kuwa goobta Waxsoo saarka, kuwa dhoofiya, kuwa Dibadda ka keena iyo kuwa suuqa u iib geeya

Muadanayaal & Marwooyin waxaa nalooga baahan yahay in aan la imaano aragtiyo wax ku ool ah kana faaโ€™ideysano diyaarinta Istaraatiijiyaddani waayo waxa aad hadda ku biirisaan strateejiyadan ayaa berito laga fulinayaa dalka, sidaa daraadeed waa in aan xooga saarnaa wada hadalka ku aaddan Istaraatiijiyaddani si ay ugu horseeddo dalka isku filnaasho dhaqaale iyo caafimaad, waayo in lagu dadaalo badqabka cuntada waxey horseedeysaa bulsho caafimaad qabta, Shaqo abuur Dhalinyaro Shaqaale oo tayeeysan iyo kobac dhaqaale oo dalka oo dhan ah.

Wasaaradda waxey uga mahad celineysaa Hayโ€adda IGAD qeybteeda deeganada Reer Guuraaga iyo Horumarinta Xoolaha IGAD/ ICPALD diyaarinta

Istaraatiijiyaddani ayagoo latashi la sameynayo saamileyda ay quseysa arrintani islamarkaana ay hogaamineysay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda federaalka ee Soomaliya, waxaan kaloo uga mahad celinayaaa doorka ay ku leeyihiin qaban qaabada shirkan lagu ansixinayo istraatiijiyaddani, waxey qeyb ka noqoneysaa Istaraatiijiyadda Badqabka iyo Fayadhowrka Cuntada ee wadamada IGAD.

Ugu dambeyntii waxaan u mahad celinayaa hayโ€™adda USAID oo runtii si joogta ah u taageertaย  barnaamijyada lagu horumarinayo Xoolaha & waxsoosaarkooda haddana maalgelisay diyaarinta istaraatiijiyaddani.

Waxaan kaloo u mahad celinayaa dhamaan ka soo qeyb galayaasha wasaaradaha Federaalka iyo agaasimayaasha guud wasaraddaha Xanaannada Xoolaha ee dhamaan Dowlada Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, sida ay labadaan maalmood uu muujiyeen ka goโ€™naashahooda ah in ay dhameystiraan oo ansixiyaanna Istaraatiijiyaddaan.

MAHADSANIDIIN

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Labo kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caa’isha Ilyaas oo maanta lagu toogtay Boosaaso

Next Post
Labo kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caa’isha Ilyaas oo maanta lagu toogtay Boosaaso

Labo kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caa'isha Ilyaas oo maanta lagu toogtay Boosaaso

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In