Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-Bashiir oo Shan sano kale loo dhaariyay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Al-Bashiir oo Shan sano kale loo dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar ย Xasan al-Bashir ayaa maanta oo Talaado ah waxaa loo dhaariyay shan sano oo kale in uu maamulo wadanka ka dib markii uu key guuleystay doorashadii bishii Abriil ee sanadkan lagu qabtay dalkaasi.

Munaasabada lagu caleemo saarayay oo lagu qabtay magaalada Khartuum ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi , madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe iyo Uhuru Kenyatta madaxweynaha Kenya.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Madaxweyne Bashir, ayaa boqolkiiba 94 ka helay doorshadii guud ee ka dhacay dalka Suudaan inkastoo sida la sheegay ay qaadaceen kooxaha mucaaradka ah, Al-Bashiir ayaa waxaa doon doonaysa maxkamadda dambiyada dagaalka ah ee ICC.

71 sano jirkan ayaa shaqadiisii hore waxaa uu ka bilaabay askarinimo isagoo markii ugu horeysay loo dhaariyay golaha qaranka waxaana laga soo doortay magaalada Omdurman oo aan ka fogeyn caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum waxaa uu sidoo kale noqoday taliyaha ciidanka dalka.

Madaxweyne Al-Bashiir ayaa key lebista dharka hidaha iyo dhaqanka oo ah khamiis cad cimaamad iyo Tusbax waxaana uu key dhaartay Kutubka ama Musxafka Qurโ€™aanka Kariimka ah.

Al-Bashir ayaa xukunka dalka Suudaan waxaa uu qabsaday sanadkii 1989 markaas oo uu taageero ka helayay kooxaha Islaamiyiinta ah balse waxaa uu key guuleystay doorasho ka dhacday Suudaan 2010โ€“kii.

Dagaalo isir key salaysan oo ka bilowday gobolka galbeedka dalka Suudaan ku ee ย Darfur sanadkii ย 2003 kaas oo dowladda Al-Bashii lagu eedeyay in ay taageero siisay mid kamid ah kooxaha key dagaalamayay Darfuur.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ย 300,000 oo ruux lagu dilay dagaalada ka dhacayay gobolka Darfuur halka labo Milyan oo kalena ay ka carareen guriyahooda.

Maxkamadda dambiyada dagaalka ee ICC ayaa madaxweyne Al-Bashiir waxaa ay soo saartay warqadii lagu soo xiri lahaa sanadkii 2009 markii lagu eedeyay dambiyo ka dhanka ah aadanaha oo ka dhacay Darfuur hase yeeshee gaashaanka ayuu ku dhuftay eedeymahaasi.

Previous Post

Bakiga dhexe ee Soomaaliya oo sheegay in dhamaadka sanadkan la soo celinaayo hantidii hakadka la geliyay

Next Post

Jawaari โ€œXiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaanigaโ€

Next Post
Jawaari โ€œXiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaanigaโ€

Jawaari โ€œXiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaanigaโ€

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In