Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ambassador Cali Ameriko oo Ka Tacsiyeyay Geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ambassador Cali Ameriko oo Ka Tacsiyeyay Geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo saaka ku geeriyooday magaalada muqdisho,isagoo da’diisa aheyd 80-sano.

Safiirka ayaa tacsi u direy qoyskii, ehelladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa shaqsi door muuqda ka soo qaatay qoraalka afka Soomaaliya.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ambassador Cali Ameriko ayaa sheegay sheegay in Dr. Kadare lagu xasuusan doono qoristii afka Somaaliga,suugaanta iyo halgankii xornimo doonka.

Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare ayaa galabta lagu aasay qabuuro ku yaal degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Abwaan Hadraawi iyo Qoraa Cabdulaahi oo ka tacsiyeeyay geeridii Marxuum Xuseen Kadare

Next Post
Abwaan Hadraawi iyo Qoraa Cabdulaahi oo ka tacsiyeeyay geeridii Marxuum Xuseen Kadare

Abwaan Hadraawi iyo Qoraa Cabdulaahi oo ka tacsiyeeyay geeridii Marxuum Xuseen Kadare

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In