Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi ka dhan ah Aadminimada.

Sheikh Tamim  oo fariintaan soo dhigay bartiisa Tuwitter ka ayaa yiri “ilaalinta dadka rayidka ah ee Suuriya waa masuuliyad  saaran beesha caalamka, oo aan indhaha laga qabsan Karin.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Dhanka kale wasaaradadda arimaha dibadda ee Qadar ayaa Cambaaraysay duqaymaha  xagga cirka ah iyo xasuuqa ka socda  magaalada Ghouta, wuxuuna war murtiyeedku hoosta ka xariiqay laguna yiri “Xalka kaliya ee looga bixi karo dhibaatada bani’aadminimo ee Suuriya waa  wadahadal iyo in la helo xal siyaasadeed.

Bayaan ay faafisay Wakaaladda wararka Qadar ayaa Wasaaradda Arimaha dibadda ee dalkaasi ka dalbatay Beesha caalamka in dhaqso wax looga qabto,lana qaado tallaabooyinka ku habboon sidii loo joojin lahaa danbiyadaasi dagaal ee ka socda Suuriya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray Go’aan ku baaqaya in Suuriya oo dhan laga dhaqan geliyo xabad joojin aadaminimo oo soddon maalmood ah,Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Bariga Ghuata ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka.

Previous Post

Dhaqangelinta Go’aankii QM ee xabad joojinta Syria oo socda

Next Post

Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

Next Post
Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In