Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen hay’adaha CRC iyo EISA isla markaana ahaa mid ku qotamay aragti aruurin iyo ka doodis lagu sameeynayay kor u qaadista  doorka haweenka iyo ka qeyb galka siyaasadda oo maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay xubno matalayay urrurada haweenkan dhallinyarada iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka gobalka Mudug .

Axmed Cabdi Shaakir oo ku hadlaya magaca hay’adda CRC ayaa sheegay in uu socan doono muddo laba maalmood ah, isla markaana looga hadli doono doorka haweenka ay ku yeelan karaan ka qeyb galka siyaasadda.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Guddoomiya ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo si rasmi ah u furay aqoon isweydaarsiga ayaa soo dhaweeyay in haweenku ay door ku lahaadaan ka qeyb galka siyaasadda, ka maamul ahaan ay haweenka horayna qoondadooda uga heysteen maamulka degmada Gaalkacyo.

Intaas kadib qaar ka mid ah ka qeyb galayaashii oo isugu jiray dhallinyaro haween iyo odayaashii ka qeyb galay ayaa aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan arrimaha iyo ka qeyb galinta siyaasadda dalka, kuwaas oo sheegay in haweenku ay mudan yihiin in la siiyo tixgalin si ay qeyb uga noqdaan bad baadada dalka, maadaama haweenku xiliyadii bur burka ay muuqatay kaalintooda.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Next Post

Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”

Next Post
Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”

Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In