Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon kororsigii Xoghayayaasha Guud ee dowlad Goboleedyada Dalka oo soo gaba gabeeyay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Aqoon kororsigii  Xoghayayaasha Guud ee dowlad Goboleedyada Dalka oo soo gaba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi labo maalmood magaalada muqdishom uga socday Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada dowlad goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka Soomaaliya .

Kulankaan ee uu shalay fulay guddoomiyaha golaha aqalka saree e dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta soo gabagaboobay waxaana kasoo baxay warmurtiyeed ku aadan sida uu kusoo dhamaaday.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Halkaan ka daawo war-murtiyeedka.

1 Final-Warmurtiyeed-XGGXDSO 2 Final-Warmurtiyeed-XGGXDSO 3 Final-Warmurtiyeed-XGGXDSO

Tags: Aqoon Isweey-daarsigii Xoghayaasha Guud Ee Baarlamaannada Dalka oo Soo Gabagaboobay
Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayay oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Next Post

 Iskuul si bilaasha wax loogu barayo Ardayda Soomaaliyeed oo laga hirgaliyay deegaanka Xajiinle oo hoostaga Guriceel+Sawirro

Next Post
 Iskuul si bilaasha wax loogu barayo Ardayda Soomaaliyeed oo laga hirgaliyay deegaanka Xajiinle oo hoostaga Guriceel+Sawirro

 Iskuul si bilaasha wax loogu barayo Ardayda Soomaaliyeed oo laga hirgaliyay deegaanka Xajiinle oo hoostaga Guriceel+Sawirro

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In