Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af-Soomaaliga ee Warbaahinta , waxbarashada, iyo Maamulka xafiisyada, ayna iska kaashadeen Akadeemiye Goboleedka Afka Soomaaliga iyo Naadiga Qalinleyda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista ee baarlamaanka, Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar, aqoonyahanno, ardayda iyo marti sharaf kale oo aqoon wadaagga lagu casuumay, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Aqoon wadaag ayaa la isku dhaafsaday araah ku aadan sida lagu horumarin karo afka Hooyo, waxaana ka qeyb galayaasha ay soo jeediyeen tallooyin ku aadan siyaasabaha afka Hooyo lagu horumarin karo, waxaana

Related posts

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026

Cabdinaasir Yuusuf Macalin oo ah Guddoomiyaha naadiga Qalinleyda Soomaaliyeed ayaa xusay in dhankooda ay door weyn ka qaadan doonaan kobcinta afka hooyo.

Guddoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Afka Soomaaliga Prof Maxamed Daahir Afrax ayaa tilmaamay in aqoon wadaagan uu qeyb ka yahay xoojinta afka Hooyo iyo tiirarka muhiimka ah ee lagu horumarin karo Af Soomaaliga oo ay ka midyihiin Warbaahinta, Waxbarashada, suugaanleyda iyo Maamulka xafiisyada.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar Danjire Cumar Sheekh Cali Idiris ayaa ku baaqay in si wada jir ah loogu hiiliyo afka Hooyo, isla markaana bulshada la baro qiimaha uu afka hooyo u leeyahay.

Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista dastuurka ee baarlamaanka Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa hoosta ka xariiqay in akadeemiye goboleedka Afka Soomaaliga uu u taaganyahay horunarimta Afka hooyo, loona baahanyahay in gacan wada jir ah lagu siiyo sidii loogu hiilin lahaa afkeena Hooyo, iyadoo tilmaamtay in hal ku dhigga uu yahay “U HIILI AFKAAGA HOOYO”

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta iyo adeegsiga Afka Soomaaliga ayaa intii ka qeyb gashay waxa ay si wada jir ah u qireen in Afka hooyo loogu hiilin karo, in Warbaahinta, waxbarashada iyo xafiisyada dowladda ay xoogga saaran horumarinta afka Hooyo, iyadoo madashada lagu soo bandhigay bugag ay ka turjumaya baahida loo qabo afka Soomaaliga.

IMG_2111 IMG_2114 IMG_2116 IMG_2117 IMG_2120 IMG_2121 IMG_2125 IMG_2129 IMG_2132 IMG_2135 IMG_2141 IMG_2144 IMG_2145 IMG_2146 IMG_2149 IMG_2150 IMG_2151 IMG_2152 IMG_2154 IMG_2155 IMG_2156 IMG_2158 IMG_2160 IMG_2166 IMG_2168  IMG_2175 IMG_2177 IMG_2180 IMG_2187 IMG_2193 IMG_2194 IMG_2198 IMG_2207 IMG_2225 IMG_2228 IMG_2232 IMG_2238 IMG_2241 IMG_2243 IMG_2244 IMG_2258 IMG_2272 IMG_2276

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Feereysane

 

Previous Post

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Baydhabo “Dhageyso”

Next Post

Madaxda dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya oo isku raacay xoojinta iyo taageerada hawlgalka AMISOM “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya oo isku raacay xoojinta iyo taageerada hawlgalka AMISOM “SAWIRRO”

Madaxda dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya oo isku raacay xoojinta iyo taageerada hawlgalka AMISOM "SAWIRRO"

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In