Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulla Gobolka Banaadir Mudame Cabdilaahi Aadan Muuse ayaa ka qaybgalay munaasabad 1050 arday oo agoon ah loogu qeybinayey dhar iyo agabka Waxbarashada oo ay ku jiraan buugaag, qalimaan iyo agabka kale ee laga maarmaanka u ah ardeyda.
Agaasime Cabdullaahi Aadan Muuse ayaa uga mahadceliye Hayโadda Qatar Charity kaalmada ay gaarsiisay ardayda agoonta ah iyo weliba sida ay mar walba u gacan siiso dadka nugul ee Soomaaliyeed.