Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday shahaaddooyin lagu guddoonsiiyay Gaalkacyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Arday shahaaddooyin lagu guddoonsiiyay Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaa 42 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho bartayna maaddooyin ku saabsan culuunta diinta islaamka iyo luuqadda Carabiga ayaa la gudoonsiiyay Shahaaddooyin kadib munaasabad ka dhacday magaalada Galkacyo oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug waxgarad waalidiin aqoon yahano iyo marti sharaf’

Waxaa munaasabadda ka hadlay maamulaha machadka Al imaamu muzani Maxamed qadar Axmed Maxamed oo sharaxaad ka bixiyay tirada ardayda iyo waxyaabaha ay barteen

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026

“Ardayda Maanta shahaadooyinka la gudoonsiinayo tiradoodu waaa 42 arday waxayna muddo afar sano ah baranayeen culuumta diinta islaamka iyo luuqada carabiga ilaaheey mahadiis waxay maanta nasiib u yeesheen in ay qaataan shahaadooyinkoodii kuwaasoo ah shahaadooyin ay aqoonsantahay wasaarada waxbarashada Dowlada Fadaraalka Soomaaliya” ayuu yiri maamulaha machadka.

Munaasabada oo intii ay socatay ay ka hadleen aqoonyahayno waalidiin iyo culuma udiin kuwaasoo dhamaantood ugu hambalyeeyay ardayda mudada afarta sano ah baranayay maaddooyinka la xariira culuumta diinta
islaamka  ayaa waxaa gunaanadkii erayo isugu jira hambalyo iyo dhiirigalin  jeediyay duqa dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barreiyo gudoomiyaha Gobalka mudug C/rashiid Xaashi Caratan’

Duqa dagmada Galkacyo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa ugu horeeyn u hambalyeey ardayda maanta shahaadooyinka la guddoonsiiyay isagoona sheegfay ineey  muuqata horumara dhanka waxbarashada ah oo ka jirta magaalada Galkacyo.

Gudoomiyaha Gobalka Muug oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa yiri “Anigoo ku hadlaya magaca gobalka iyo
keeygaba waxaan idin balan qaadeeynaa in aan gacan ka geysano horumarinta waxbarashada Galkacyo anagoo la kaashaneeyna maamulka dagmada Galkacyo”.

Machadka barashada culuumta diinta islaamka iyo luuqada carabiga ee Alimaamu Muzani ayaa la aas aasay sanadii 2009 waana machadkii ugu horeeyay ee laga yagleelo Galkacyo isla markaana lagu barto maadooyin la xariira cilmiga diinta islaamka iyo luuqada carabiga.

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (5) 1 (6) 1 (9) 1 (13) 1 (14) 1 (16)

Previous Post

MUUQAALKII MUQDISHO MEEL HA LA SAARO” Warbixin iyo Sawirro”

Next Post

Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Next Post
Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Wasiirka Jaaliyadaha Galmudug oo Sweden lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In