Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday baratay Farsamada Gacanta oo loo qabtay xaflad qalin jebin ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Arday baratay Farsamada Gacanta oo loo qabtay xaflad qalin jebin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dowlaha Wasaradda Tamarta iyo Biyaha, Madax ka kala socotay Wasaaraddaha Waxbarashadda Gaashaandhigga, Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Waalidiin ayaa ka qeyb galay munaasabadan oo u jeedkeedu ahaa dhiirigelinta in ka badan 50 Arday oo ka qalin badalatay xaruunta farsamada gacanta ee Xayle Bariise, kuwaas oo muddo laba sanno ah baranayey qeybaha kala duwan ee Farsamada gacanta sida Korontada, dhismaha iyo makaanikada.

Qaar ka mida mas’uuliyiinta ka qeyb galay munaasabadda ayaa ardayda qalin badalatay oo noqonaya dufcaddii labaad ku booriyay inay farsamada ay barteen ugu shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Maamulaha Xarunta horumarinta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise Cabdiraxiin Xayle Bariise ayaa ardayda kula dar daarmay in farsamada ay barteen ugu adeegaan bulshadooda.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya Shukri Maxamuud Afrax ayaa maamulka Xayle Bariise ku amaantay doorkooda ku aadan horumarinta farsamada gacanta, iyadoo dhinaca kale ku boorisay inay xarumo lagu barto farsamada gacanta ka furtaan gobolada dalka oo dhan.

Gabagabdii mas’uuliyiinta ayaa shahaadooyin iyo qalab farsamo oo dhiirigelina guddoonsiiyay ardayda qalin badalatay.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo daah furay barnaamij muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo daah furay barnaamij muhiim ah “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo daah furay barnaamij muhiim ah "SAWIRRO"

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In