Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Deeq Waxbarasho Helay Oo Suudaan U amba baxay (DAAWO MUUQAAL)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ardayda deeqda waxbarasho ka helay dalka suudaan ay gaarayan 150-arday oo ka kala yimid qaar ka mid ha gobollada dalka, iyadoo garoonka Aadac Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka duuleen arday gaaraysa 105-arday halka  45-ta kale ee arday maanta iyana ay ka amba baxeen magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Agaasimaha Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo ardayda kula hadlay garoonka Aadan Cadde ayaa kula dar-daarmay in si wanaagsan ay wax u bartaan si hadhow ay u anfacaan ummadda Soomaaliyeed, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku hamineyso deeeqo kale oo ay helaan dowladaha saaxiibka dhow la ah Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

ardayda heshay deeqdani waxbarasho  ayaa sheegay in ay ku farax-sanyihiin in maanta ay dalka Suudaan ay u aadan waxbarasho islamarkaana waxa ay sheegeen in dalkooda iyo dadkooda ay wax u soo baran doonaan.

Dowladda Suudaan ayaa ka mid ha dowladaha sida weyn Soomaaliya uga taageera dhanka waxbarashada, iyadoo ay wax ku soo barteen dad badan oo Soomaaliyeed, kuwa kalena waxbarasho ay u joogaan dalkaasi.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Norway Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Dadkii Ay Saameysay Fatahaadii Beledweyne “Sawirro”

Next Post

Wasaaradda Haweenka Oo Sheegtay in Sharciga xakameynta gudniinka fircooniga Goordhow  la soo saari doono “Sawirro+MUUQAAL”

Next Post

Wasaaradda Haweenka Oo Sheegtay in Sharciga xakameynta gudniinka fircooniga Goordhow  la soo saari doono "Sawirro+MUUQAAL"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In