Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaaliyeed oo Deeqo Waxbarasho ka helay Dalal Sacuudiga & Suudaan oo munaasabad loo sameeyay

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaaliyeed oo Deeqo Waxbarasho ka helay Dalal Sacuudiga & Suudaan oo munaasabad loo sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayay Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Dalalka Sacuudiga iyo Sudaan.

munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Culimadda Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah Waalidiinta Ardaydan deeqda waxbarasho helay.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Ardaydan ayaa soo  barandoona Culuumta Islaamka kuwaasi oo ay ka heleen Jaamamacaddo ku yaala Dalalka Sacuudiga iyo Suudaan.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Jaabiri oo ka hadlay munaasabadda sagootinta ardayda ayaa kula dardaarmay inay ka faaiideeystaan fursadda waxbarasho ee ay heleen islamarkaana ay soo dhameystaan waxbarashada si dadkooda iyo dalkooda ay ugu faaiideeyaan.

wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya aya beryahii danbe ku dadaleysay sidii ay arday soomaaliyeed u heli lahayeen deeqo waxbarasho oo kala duwan.

Previous Post

Shir looga hadlaayay Cudurada AIDS-ka iyo TB-da oo ka dhacay Bijiin

Next Post

Maleeshiyaadka Al-shaaba oo Maalintii  seddaxaad Afduub u haysta 70 qof

Next Post
Maleeshiyaadka Al-shaaba oo Maalintii  seddaxaad Afduub u haysta 70 qof

Maleeshiyaadka Al-shaaba oo Maalintii  seddaxaad Afduub u haysta 70 qof

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In