Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashadda Qur’aanka Kariimka oo abaal marino lagu gudoonsiiyey dalka Mareykanka “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashadda Qur’aanka Kariimka oo abaal marino lagu gudoonsiiyey dalka Mareykanka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

48 arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad qalinjabin ah kadib markii ay dhameeyeen Barashadda Qur’aanka Kariimka taas oo ay soo abaabuleed dalada Ohio Dugsi Association oo ah dalad ay ku midoobeen qaar ka mid ah dugsiyada qur’aanka ee gobolka Ohio dalka Mareykanka

Waxaa goobta munaasabadu ka socotay buux dhaafiyay waalidiin, Arday iyo qaybaha bulshadda kuwaas oo farxadda la qeybsanayay ardayda kuwaas oo dhamaantood ah caruur aad u yar yar ah kuna dhashay dalka Mareykanka waxeyna isugu jiraan Wiilal iyo Gabdho.

Related posts

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026

Maamulka dugsiyada Ohio Dugsi Association ayaa sheegay in barnamijkan ay uga goleeyihiin in ay ku dhiirogaliyaan Caruurta iyo dhalinyarada Qur’aanka barta iyo kuwa baran doona.

Caruurtan oo intooda badan uu ku adagyahay ku hadalka Af-ka Soomaaliga ayaa aad ugu faraxsanaa heerka ay soo gaareen waxaana qaarkood ay sheegeen in ay sii wadayaan Xifdinta Qur’anka iyo Barashada Diinta si ay mustaqbalka u noqdaan kuwo jiilasha danbe uga Faaiideeya waxa ay Barteen.

Inta Baddan Macalimiinta ka hadlay Munaasabadan waxay waalidiinta ka codsadeen in ay il gooniya ku eegaan caruurta oo aan looga harin Dugsiga oo kaliya.

Daladan Ohio Dugsi Association ayaa dhankooda xusay in ay ku socdaan heer isbadal oo ay ku gaarayaan in ay ka qeyb noqdaan Tartamada Qur’aanka ee Calamka Gaar ahan kuwa Mareykanka, Dubia iyo wadamo kale.

Waalidiin Baddan ayaa u mahadceliyay macalimiinta iyo dalada kuna amaanay doorkooda waxbarasho iyaga oo alle uga baryay in uu ka ajarsiiyo.

Inta baddan Caruurta ku dhasha qurbaha ee aan ku hadlin luuqada Soomaaliga ama Carabiga ayaa macalimiintu ka maraan dhib aad u baddan gaar ahaan barashada Higaada iyo xuruufta waxayna Macalimiin baddan Guntiga u xirtaan sidii loo caawin lahaa caruurtaasi oo ugu danbayn qaarkood dhamaystay Qur’aanka.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Birmadka Madaxtooyada

Next Post

Bannaanbax looga soo horjeedo Argagigisada oo ka socda Muqdisho

Next Post
Bannaanbax looga soo horjeedo Argagigisada oo ka socda Muqdisho

Bannaanbax looga soo horjeedo Argagigisada oo ka socda Muqdisho

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In