Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Dugsiga Sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya dhireynta Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ardayda Dugsiga Sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya dhireynta Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda dugsiga sare ee Cabdullaahi Ciise Maxamuud ayaa waxa ay 50 geed ku wareejiyeen ururka isxilqaamayaasha Iftiinka Mudug ee Puntland, kuwaas oo ka mid ah ururada u istaagay ka shaqeynta bilicda Gaalkacyo.

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Cabdullaahi Ciise Maxamuud mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi ayaa sheegay in Ardayda iskuulka Cabdulaahi Ciise ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada horumarinta adeegyada ay bulshadu u baahanyihiin, isagoo xusay in ardayda ay door weyn ka qaadanayaan garab istaaga cid kasta oo ka shaqeeyneysa Danaha bulshada.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Guddoomiyaha Ururka Isxilqaamayaasha Iftiinka Mudug ee Puntalnd Aadan Cabdishakuur ayaa ka mahadceliyay geedaha lagu wareejiyay, iyagoo geedkii ugu horeeyay ku beeray gudaha dugsiga Sare ee Cabdullaahi Ciise.

Aadan Cabdishakuur ayaa tilmamay in dalkaan dhallinyaradiisu ay isku xilqaameen olalaha bilic soo celinta Gaalkacyo.

Maxamed Cali Axmed oo ka mid ah xubnaha Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa bogaadiyay kaalinta ay ardaydu ka qaadanayaan horumarinta deegaanka iyo xoojinta amniga iyo isdhaxgalka bulshada.

 W/D: Cabdirisaaq Maxamed Axmed Galkaacyo

Previous Post

Itoobiya oo dhisaysa waddo isku xirta dalalka dariska la ah

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka "SAWIRRO"

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In