Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Gobolka Banaadir oo Shir Wadatashi ah yeeshay iyo Qodobo muhiim ah oo kasoo baxay “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ardayda Gobolka Banaadir oo Shir Wadatashi ah yeeshay iyo Qodobo muhiim ah oo kasoo baxay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda Waxkabarata Jaamacadaha Magaalada Muqdisho ayaa qabsaday Shir Wadatashi ah kaas oo diirada lagu saaray sidda dhalinyaradu uga qeyb qaadan karto Amniga.

Arrimaha sidda gaarka ah looga hadlayo waxaa kamida in dhalinyaradu kawadda qeyb qaataan sidii dhalinyarada u heli lahaayeen wacyi galin kaga timaada dhalinyaro kale si-aysan uga qeyb qaadan colaadda iyo nabad galyo daradda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhanka Amniga sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen ayey sidoo kale isfaham siinayaan iyaga oo wadajira.

Waxaa  kasoo qeyb galay Ardayda Waxkabarata Jamaacadaha Maagalada Muqdisho si-arrimaha qaarkood xal loogu helo.

Shirka waxaa kala qeyb galay Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyigalinta Cismaan C/laahi Guure.

“Waxaad heysaan shaqo dhamaanteen inawada sugeysay taas ah in aad ka arrinsaneysaa xaaladda dalka waliba adinka oo meelo kala duwan kala socda”.

Qaar kamid ah Ardayda ayaa sheegay inay muhiimad gaar ah u leedahay Amniga dalka oo wanaagsan, ujeedkooduna yahay inay door aad u wanaagsan ka qaataan Qorshaha sugidda Amniga Magaaalada.

“Waxaa markasta muhiim inoo ah in aan aragno dalkeena oo Amnigiisu sugan yahay taasna sidii aan u sameyn laheyn ayaan hadda kawada tashaneynaaa”.

Sidoo kale Ardaydan waxaa Shirkan u gaarka ah kala soo qeyb galay Arday kale oo dalka dibadiisa wax ku barta kuwaas oo iyana u haya Figrado iyo Talooyin.

Ugu danbeyntii waxaa Shirkan Wadatashiga ah kasoo baxay Qodobo kuwaas oo ay kamid yihiin in Dhalinyaro ka shaqeeyaan nabad galyada iyo in Dhamaan midoobaan Ardayda Waxkabarata Jaamacadaha dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya

Next Post

Horjoogayaal Daacish ah oo la maxkamadeeyay

Next Post
Horjoogayaal Daacish ah oo la maxkamadeeyay

Horjoogayaal Daacish ah oo la maxkamadeeyay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In