Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagaxisada Al-Shabaab oo bilaabay in si awood ah u Askareeyaan Carruurta

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Argagaxisada Al-Shabaab oo bilaabay in si awood ah u Askareeyaan Carruurta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka Human Rights WATCH ayaa ku eedaysay kooxda xaqjirka ah ee Al-Shabaab ee ku xiran Al-Qaa’idda ku tumashada xuquul insaanka iyo Askariyeynta Carruurta aan qaan gaarka ah aheyn ee Soomaaliya.

Warbixintii ugu danbeysay oo ay hay’addu soo saartay ayaa lagu sheegay  in howsha Askariyeynta carruurta oo ay kooxda Shabaab ka waddo Soomaaliya ay sii siyaaday  bilihii la soo dhaafay gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada ay kooxda maamusho,isla markaana ay dhalintaasi aan qaan gaarka aheyn ay ka qeyb geliso dagaalada, waxaa kale oo intaa u dheer hanjbaada aan hore loo arag ee joogta ah ee ay kooxdo ku hayso caruurtaasi.

Waxaay kale oo Human Rights WATCH ay intaa raacisay in wareysiyo ay la yeelatay 15 ka mid ah qoysaska caruurtaasi la askariyeeyay oo ku nool Saddex magaalo ay Shabaab maamusho oo ku yaal koonfurta Soomaaliya inay qorshahaasi ka soo horjeedaan, isla markaana xoog looga qaato caruurtooda.

Waxayna cadeysay Human Rights WATCH in Caruuurtaasi aay dagaal gelisay kooxda xaqjirka ah ee Al-shabaab day’dooda ay gaarayso 15 jir marka la siiyo tababarna loo adeegso ama ay ka dagaalamaan goobaha ay kooxdo ka dagaalameyso.

Waxaa xusid mudan xuligii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud uu heshiis caalami ah la galay hay’adda Human Rights WATCH ilaalinta xuquuqda caruurta oo lagu khasbayo kooxdan xagjirka in iney joojiso askariyeynta caruurta aan qaan gaarka aheyn ee Soomaaliya.

Previous Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Fanaannadii Qaranka Khadiijo Daleys.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In