Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo gubay gawaari shacab lahaayeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Qaban Qaabadii Ugu Dambeysay Wajiga Sedexaad Furitaanka Shirka Dhuusamareeb Oo Saakay Ka Socoto Magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Laan-Qardhaas oo dhanka bari kaga beegan magaalada Dhuusamareeb 25 km una dhexeeya Deegaannada Bulacle iyo Beer-Cabdifaarax ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku gubeen Laba Gaari oo dad shacab ah ay leeyihiin.

Labadaan Gaari ee la gubay ayaa ahaa sida Dadka Deegaanku noo sheegeen Baabuurta Dhikilooyinka loo yaqaan, aadna looga Adeegsado deegaannada Miyiga, waxaana ay wateen mid ka mid ah wadayaasha gawaarida, halka labo kale ay baxsadeen.

Related posts

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026

Baabuurtaan ayaa xiliga Argagixisada Al-Shabaab gubayeen waxa ay sideen Qoryo sida la sheegay.

Lama oga sababta keentay inay gubaan Gaadiidka dadka Shacabka ah leeyiihiin waana arin Deegaanka ku cusub, waxaana argagixisadu ay caadi ka dhigtaan inay xasuuuq iyo booob u geystaan hantida dadweynaha.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Shir muhiim ah uga qeyb-galay dalka Jabuuti

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Shir muhiim ah uga qeyb-galay dalka Jabuuti

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Shir muhiim ah uga qeyb-galay dalka Jabuuti

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In