Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Arsenal oo Ka Adkaatay Kooxda Stoke City “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Arsenal oo Ka Adkaatay Kooxda Stoke City “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium 3-0 uga badisay kooxda Stoke City.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa maanta ciyaarta ku soo bilaabay gool haye David Ospina,isagoo keydka galiyay gool haye Wojciech Szczesny oo la sheegay in lagu arkay musqusha asoo sigaar cabaya.
David

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaarta ayaa waxaa daawanayay Thierry Henry iyo Robert Pires oo horey ugu ciyaar kooxda Arsenal.
Hennry

Kooxda Arsenal ayaa waxaa ka dhaawacmay ciyaaryahan Mathieu Debuchy oo daafaca bidix ka ciyaarta,ka dib markii ay isku dhaceen ciyaaryahan Marko Arnautovic oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda Stoke City.
Debu

Ciyaaryahan Debuchy ayaa loo maleeynayaa in uu garabka ka kala siibtay,waxaana laga qaaday garoonka.

Ciyaaryahan Laurent Koscielny ayaa daqiiqadii lixaad ee ciyaarta goolka kooowaad u dhaliyay kooxda Arsenal.
Kosh goolKosh celeKshin celee

Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa daqiiqadii 33-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Arsenal,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
San celeeeSan celeeSanch celee

Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Arsenal.
San free

San Freee

San gool 2San 2Celee 2

Ciyaaryahan Mesut Ozil ayaa daqiiqadii 72-aad ee ciyaarta bedel ku soo galay ciyaarta,ka dib markii uu mudo sedax bilood ah dhaawac ku maqnaa.

Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 36-dhibcood,halka kooxda Stoke City ay ku jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 26-dhibcood.

Previous Post

Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

Next Post

Roma iyo Lazio oo Bareejo Ku Kala Baxay Kulankii Rome derby iyo Kooxaha Inter,Sampdoria iyo Fiorentina oo Badiyay “SAWIRRO”

Next Post
Roma iyo Lazio oo Bareejo Ku Kala Baxay Kulankii Rome derby iyo Kooxaha Inter,Sampdoria iyo Fiorentina oo Badiyay “SAWIRRO”

Roma iyo Lazio oo Bareejo Ku Kala Baxay Kulankii Rome derby iyo Kooxaha Inter,Sampdoria iyo Fiorentina oo Badiyay “SAWIRRO”

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In