Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askar ka tirsan ciidanka booliska oo la barayo howlaha gurmadka dab-damiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan tababarka loogu furayay 20- askari oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo mas’uuliyiin ka socotay maamulka Gobolka Benaadir kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Tababarkan oo socon doono muddo 21 cisho ah ayaa waxaa askarta lagu barayaa howlaha la xiriira dab-damista iyo sida loo baaro kiisaska ku aadan waxa uu ka dhashay dabka kacay, iyadoo casharada ay bixin doonaan macalimiin ka tirsan Waaxda gurmadka deg dega ee maamulka Gobolka Benaadir.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka Gobolka benaadir ee dhanka howlaha guud Cabdicasiis Cilmi Cali oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa kula dar daarmay askarta tababarka u furmay inay ka faa’iideystaan casharada la siinayo, isla markaana ay ugu adeegaan bulshadooda.

Taliyaha hogaanka qorsheynta iyo tababarada ee ciidanka booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Guuto Garaad Nuur Cabdulle oo ugu dambeyntii munaasabadda ka hadlay ayaa uga mahadceliyay maamulka Gobolka Benaadir fududeynta tababarkan, waxaana uu arrintani ku tilmaamay in ay tahay talaabo dhanka horumarka ah, maadaama hay’adaha dowladda ay dhexdooda tababaro isa siinayaan.

 

 

Previous Post

Uhuru Kenyatta”Waa in aan Ku Guuleysanaa Dagaalka Ka Dhanka ah Argagixisada”

Next Post

Shir looga hadlayo dib u eegista waxbarashada dalka oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Shir looga hadlayo dib u eegista waxbarashada dalka oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In