Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab oo iska dhiibay Gobolka Gedo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab oo iska dhiibay Gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdulahi Axmed Nuurow oo ka tirsan maleeshiyaadka nabad iyo noalal diidka ah ee  Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka jubaland ee gobolka gedo gaar ahaan kuwa balad xawo.

Horjoogahaan ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al-shabaab Waxa uuu shegay in uu ka mid ahaa ciidamada dhibatada u gaysta shacabka Soomaliyeed waxana uu dowlada iyo shacabka  Soomaliyeed uu ka codsaday in ay cafiyaan.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Taliaya ciidamada nabad sugida juabaland cali xasan deer aya baq u diray  dadka wali ku harsan kooxdaan isgoona shegay in ay ka faa,iidaystaan cafiska uu u fidayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.

Horjoogayaasha iyo dhimasho sugayaasha ka tirsan Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab ayaa ka dib markii ay cadaadis xoogga kala kulmeen Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed iyo kuwa AMISOM waxay bilaabeen in ay kaa faa,idaystaan Cafiskii Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.

Previous Post

Sawirro+Maamulka degmada Hodan oo Maanta Wasaaradda Waxbarashada XFS ku wareejiyay xaruunta ay ku la hayd degmadaasi

Next Post

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait

Next Post
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In