Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Astaanta Aqalka sare oo la soo saaray maanta-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Astaanta Aqalka sare oo la soo saaray maanta-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Fadhigan ay xubnaha Aqalka sare ku yeesheen maanta magaalada Muqdisho waxaa soo xaadiray 43 xildhibaan, waxaana ajanduhu ahaa ka doodista iyo ansixinta Astaanta Aqalka sare, shaqaalaha uu Aqalka sare qaadan doono iyo sida ay Aqalka sare uga qeyb qaadan lahaa Gurmadka abaaraha.

Kulanka ayaa waxaa Shir guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Guddoomiyaha Aqalka sare.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ugu horeyn waxaa laga hadlay xaaladda Abaaraha iyo lacagaha sida loo gaarsiinayo waxaana la go’aamiyay in mudane waliba wixii uu awoodo ku wareejiyo Guddiga xubnaha Aqalka sare u xil saareen arrintaas oo shan ruux ka kooban.

Intaa ka dib, ayaa waxaa warbixin laga dhageystay Guddigii loo xil saaray Astaanta Aqalka sare uu yeelanayo, Guddigaas oo uu guddoomiye u ahaa guddoomiye xigeenka 1-aad ee  Aqalka sare Abshir Maxamed Maxamuud (Abashir Bukhaari) ayagoona halkaas ku soo bandhigay Astaanta ay soo diyaariyeen, waxaana aragtidooda ka dhiibtay xubnaha kulanka fadhiyay.

Ugu dambeyntii waxaa cod loo qaaday Astaantii la soo bandhigay, iyadoo 43 xildhibaan oo kulanka joogay ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen.

Gunaanadii kulanka xubnaha Aqalka sare ee maanta ayaa sidoo kale, waxaa Guddiga loo xil saaray in ay ka soo shaqeeyaan hannaanka loo marayo shaqaalaha uu Aqalka sare u baahan yahay, iyadoo natiijada arrintaan lagu go’aamin doono kulamada soo socda.

Previous Post

Xarunta Cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la dhgax-dhigay-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Ansixinta golaha Wasiirada

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Ansixinta golaha Wasiirada

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Ansixinta golaha Wasiirada

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In