Heshiiska ayaa yimid laba bilood ka dib markii ayaa doorashadii baarlamaanka ee xisbiga dadwaynuhu ku guuleystay, laakiin aynaa haysan aqlabiyad guud.
31-jirkan ayaa kamid ah xisbiga dadwaynaha Sebastian Kurz ayaa loo magacaabay inuu yahay sanatarka ugu da’da yar ee adduunka somaray .
Mr Kurz ayaa codsaday codbixiyeyaasha xagjirka ah iyo garabka midig in ay ballanqaadkii ku adanaa in ay xirayaan wadooyinka muhaajiriinta ee Yurub inay helaan lacagaha lagu ka bayo ee la siiyo dadka qoxootiga ah, iyo sidoo kale gargaarka illaa ay ka garayaan in ay ku noolaadan dalka Austria muddo shan sano ah.
Ololaha ayaa waxaa ka horeyay dhibaatooyinka laga dhaxalay socdaalka Midowga Yurub, sida tasii la mid ahna waxaa Xisbiga xoriyada uu Olole ugu jiray soo galootiga siday u heli lahayeen xoriyaad ay ku nooladan dadka muddo dheer.
Haddii wadaa xaajoodka la ansixiyo, Austria ayaa noqon doonta gobolka kaliya ee galbeedka Yurub oo leh hogaamiy ah fikirka fog.
Xisbiga Freedom Party ayaa ku eedeeyay Mr Kurz inuu xadidayo siyaasaddooda ku aadan dalka Austria.
Ka dib markii uu ku guuleystay xisbiga, Mr Kurz wuxuu yiri: “Waa waqtigii isbeddelka dalkan, maanta waa amar xoogan oo nagu filan, inaan bedelno wadankan, waxan ugaa mahad celinayaa dhamaan dadka sameeya suurtagalnimada.”
Kooxaha xagjirka ah ee ka soo jeeda beelaha degaanka ayaa soo bandhigay ajinebiga ka soo horjeeda iyo ajandaha Eurosceptic inta badan EU-da. Si ka duwan Freedom Party, waxay ku dhibtoodeen inay ku guulaystaan guusha codbixinta ee awoodda dhabta ah.
Horaantii sanadkaan, ayaa Xisbiga Qaranka ee Faransiiska waxaa uu lumiyay doorashadii madaxweynenimada ee guud ahaanba dalkasi.