Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan hay'ada sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar la qorsheeyay ku qaadeen...
Read moreMagaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hugaaminayo...
Read moreXilli Saakay Aroortii Hore kooxaha Dhagar qabayaasha ay isku dayeen in ay weerar ka fuliyaan degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho ayaa Ciidamm ada hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed...
Read moreBarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankiisii Caadiga ahaa uu ku yeesho magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo la weydiin doono wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir in ay la shaqeeyaan Guddoomiyayaasha dagmooyinka gobolka si horumarka looga wada shaqeeyo....
Read moreWararka laga helayo degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in maleyshiyaad ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee UGUS oo isku dayay in ay weerar ku qaadaan dugsiga...
Read moreWasiirka Cafimaadka Xukumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa Maanta deeq Dawo ah kala Wareegtay hay`add a “PAC” oo ka shaqeysa dhinca Cafimaadka. Deeqda Dawada ah ee Wasiirka Caafimaadka ay la...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho