Islaamku waa diin nabadeed
Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed u dabbaal degeen Maalinta Nabadda Adduunka, waxaana la qabtay munaasabado iyo ciyaaro nabadeed. Dalkeennu waxa uu colaado lagu hoobtay ku jiray...
Read moreSida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed u dabbaal degeen Maalinta Nabadda Adduunka, waxaana la qabtay munaasabado iyo ciyaaro nabadeed. Dalkeennu waxa uu colaado lagu hoobtay ku jiray...
Read moreXildhibanka laga soo doorto Degmada Kamukunji Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka qeyb galay munaasabad ururada dhalinyarada ee dalkani Kenya lagu gudoonsiinayay lacago loogu talo galay in shaqo abuur loogu sameeyo...
Read moreXaflad aad u ballaaran oo lagu soo bandhigayey musharaxnimada Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ee Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado. Xafladda waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,baarlamaanka Galmudug,siyaasiyiin,odayaasha dhaqanka iyo marti sharaf kale waxaana ay aheyd mid lagu taageerayey musharaxa madax weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug. Khudbaddo ay xafladda ka jeediyey mas’uuliyiinta kala gedisan ee ka qeybgalay ayaa waxey si wadajir ah ugu taageereen in Mudane Maxamed Xaashi Carabeey uu yahay nin u qalma qabashada xilka madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug islamarkaana ay ku taageerayaan musharaxnimadiisa. Ugu dambeyntii khudbad uu ka jeediyey Munaasabadda Musharaxa madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ku muujiyey musharaxnimadiisa waxaana uu ka codsaday Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug iney codkooda siiyaan.
Read moreCiidamada gurmadka Gor gor oo ka tirsan hay’adda Nisa oo malmihii ugu danbeyey ku howlanaa sugida nabad-galyada magalada muqdisho ayaa manta degmooyin ka tirsan gobolka banadir waxey ka sameyeen howlo...
Read moreMaamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyey amniga guud ee gobalka Hiiraan kagadaal markii Ciidammadda Dowladda ay howlgallo Ka sameeyeen Gobolkaas. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in cidwalba...
Read moreHay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka ayaa howlo afurin ah kawadda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, Iyadoo degmada Cabdullcasiis howlo afurin ah xalay ugu sameysay dad danyer ah. Cali Daacad...
Read moreMunaasabad lagu abaal marinayey Arday da’yar ah oo ku guuleystay tartan Qu’raanka kariimka ah oo lagu qabtay dalka kenya horraantii Bishaaan Bareekaysan ee Rammaddaan ayaa waxaa ka qeybgalay Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo...
Read moreCiidammadda xoogga dalka Soomaliyeed qeybtooda kusugan Gobollada Baay iyo Bakool ayaa ku guuleystay in ay dib isugu furan wadooyinka isku xira gobollada Hiiraan iyo Bakool. Wariye Maxamed Xasan Cabdiraxmaan oo...
Read moreKulan loogu baroor diiqayey allah u naxariitee Marxuum Cabduqaadir Xaaji Maxamed Massalle ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaa soo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno iyo siyaasiyiin. Kulanka ayaa intii uu socday...
Read moreCiidammadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siddii) oo u warramay Warbaahinta Qaranka ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho