Bandhigaan oo lagu qabtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas'uuliyiinta maamulka degmada iyo qaybaha bulshada waxaana uu ahaa mid ka kooban heeso, ciyaaraha hidaha iyo...
Read moreMadaxwaynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya u fadhiya Danjire Michele Cervone. Markuu uu soo dhamaaday Kullan gaar...
Read moreIyadoo dhawaan magaladda Qaahira dalka Masar ay dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ay kula saxiixdeen heshiis la xirrir in suuqyada Masar loo iib geeyo kalluunka laga soo saar baddeena, dalagga beeraha iyo ...
Read moreGudiga badbadinta iyo samata bixinta qaxootiga soomaaliyed ayaa maanta mar kale deeq isugu jirta lacag iyo rashiin u qeybiyay qar ka mid ah dadka ka soo baxsaday Dagaalada ka holcaya waddanka Yeman...
Read moreKulankani oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha bulshada reer hiiraan ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,mas’uul ka tirsan wasaarada qorsheynta ee xukummada Soomaaliya odoyaal,waxgarad,Culumaa’udiin,dhalinyaro...
Read moreSiminaarkan oo socon doona labo maalin ayaa loo qabtay qaar ka midah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumaddaSoomaaliya kaasi oo ku aadan nidaamka maamul u sameynta gobolada dalkaiyo dib...
Read moreKoobkan waxaa markiisii ugu horeysay la qabtay sanadkii 1955-56,waxaana ilaa sanadkii 1992-dii lagu magacaabi jiray European Cup ama European Champions' Cup. hadaba hoos ka akhriso sida looga kala guuleystay koobka...
Read moreKooxda Barcelona oo ka socotay dalka Spain ayaa markii shanaad ku guuleysatay koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ee sanadka 2015-ka,ka dib markii ay 3-1 uga badisay kooxda Juventus oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho