Magaalooyinka Mandhere, Wajir, Lamu, Garissa iyo deegaano ka mid ah Tana River ayaa laga qaaday bandowgan iyadoo dowlada Kenya ay ku tilmaantay ka qaadista inay u yeeshay sababo la xiriira...
Read moreCiidammada Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka xusay munaasabadda sanad-guurada 38-aad ee Jamhuuriyadda Jabuuti 27-June oo ah markii ay Gumeystihii Faransiiska ka xoroobeen. Wariyaha...
Read moreMagaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa lagu wadaa maanta in ay ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Barlamaanka maamulka Gal-Mudug uu yeelan doono, iyadoo murashaxiinta xilkaasi u taaganna ay wadaan ololohoodii ugu...
Read moreTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe,Abaanduulaha CXDS Gen C/risaaq Khaliif Cilmi,Abaanduulaha Taakulada Ciidamada C/qaadir Macalin Nuur, iyo Dhamaan Saraakiisha,Saraakiil xigeenada,Alifleyda,iyo Dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Read moreMuqdisho, 26 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum G/le Sarre Cabdulqaadir...
Read moreArdyday Soomaaliyeed oo barashada cilmiga caafimaadka ka dhameystay jaamacada Makareeri University oo ku taala dalka Yugandha ayaa tiradoodi gaaraysa ku dhawaad 20 arday kuwaasi oo kamid ahaa ardada dhigata jaamacad...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa looga hadlay munaasabadda 26-ka Jun iyo halgankii adkaa ee loo soo galay xorriyadda. Barnaamijka waxaa ka qeybgalay oo marti ku ahaa...
Read moreDooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb qaadanayaan dowladda iyo Bulshadda Somaaliyeed iyo warbaahinta ayaa lagu qabtay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho