Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya marwo Sahra Maxamed Cali Samatar iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay maanta wadanka Sweden ka dib markii ay casuumaad...
Read moreKulankaan looga hadlaye sidii loo hormarin lahaa iskuulaadka waxbarashada iyo xarumaha caafimaadka ku yaala dagmada baraawe ee gobalka shabeelaha hoose ayaa maanta lagu qabtay muqdisho waxaana ka qeeb galay kulanka...
Read moreKulankaan oo Lagu soo Bandhigay Adeegyada Cafimaad ee Hay`ada PAC oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ay ka Fulisay Dalka islamarkaan ay ka qeyba Galeen Mas'uliyiin katirsan Labada Gole ee Dowlada...
Read moreMunaasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Shangaani Axmed Xasan Yalaxow oo horey u ahaay gudoomiyihii degmada Kaaran ayaa maanta lagu qabtay xarunta degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho...
Read moreBooqashada uu maanta ku tagay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka mudane Axmed Cali Daahir dugsiga caruurta aragga la’ay wax ku bartaan ee Al basiir oo ku yaala degmada Waabari ee...
Read moreJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka الجمھوریة الفدرالیة الصومالیة مجلس الشعب Somali Federal Republic House of the People JOB VACANCY Technical Advisor: Capacity Development Individual Contract Mogadishu Tuesday, 23 June 2015,...
Read moreMuqdisho – 09 June 2015 – Midowga Yurub (EU), Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhaweynayaan...
Read moreQaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan horumarka ilaa iyo hadda laga gaaray...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho