Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan
Muqdisho, 18, June, 2015…..Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac "Ilka Jiir" ayaa u diray Hambalyo ku aadan bilashada bisha barakaysan ee Ramadan...
Read more










