Saturday, July 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga Dalka Oo Shaacisay Tirada Dhagar Qabayaasha Ciidamada Ay Ku Dileen Cadaado “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
June 18, 2015
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga Dalka Oo Shaacisay Tirada Dhagar Qabayaasha Ciidamada Ay Ku Dileen Cadaado “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa  shaacisay 4-dhagar qabe oo ahaa kooxdii saakay waabarigii weerarka naf la caarinimada ah ku qaaday Xarunta uu ka socdo shirka lagu dhisayo maamulka uu yeelanayo gobolada Mudug iyo Galgaduud ee cadaado oo ciidamada ammaanka ay fashiliyeen.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay fashiliyeen Ciidamada weerar saaka ka dhacay meel ku dhow Xarunta ay degan yihiin ergooyinka shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee ka socda degmada Cadaado.

Related posts

Ciidamada Nabad Sugidda NISA oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku beegsaday gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Nabad Sugidda NISA oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku beegsaday gobolka Shabeellaha Dhexe

July 12, 2025
Ku xigeenka madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Ku xigeenka madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

July 12, 2025

Maxamed Yuusuf  Cismaan ayaa xusay in wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaasi uusan jirin taasi oo ka dhalatay  sida ciidamada ay kaga hortageen oo aan ka aheyn kooxihii dhagar qabayaasha ahaa, oo ciidamada amniga ay toogteen, oo uu sheegay afar ruux in ay ahaayeen kooxihii weerarka soo qaaday oo ciidamada ay toogteen 3 ka mid halka kalena uu ahaa darawalkii gaariga is qarxiyay kaxeynayay..

Xaalada Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa dagan, iyadoo ciidamada ay ka wadaan halkaasi howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo oo lagu baarayo weerarka ciidamada sida dhaqsada leh ay kaga hortageen.

DSC03041 DSC03042 DSC03042-1 DSC03043 DSC03043-1 DSC03044 DSC03045-1 DSC03072 DSC03080

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ururka Qurba-Joogta ee Caalamka oo markii ugu horeysay xafiis ka furtay Dalka Australia “Sawirro”

Next Post
Ururka Qurba-Joogta ee Caalamka oo markii ugu horeysay xafiis ka furtay Dalka Australia “Sawirro”

Ururka Qurba-Joogta ee Caalamka oo markii ugu horeysay xafiis ka furtay Dalka Australia “Sawirro”

Ciidamada Nabad Sugidda NISA oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku beegsaday gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Nabad Sugidda NISA oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku beegsaday gobolka Shabeellaha Dhexe

July 12, 2025
0

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa qaaday howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan...

Ku xigeenka madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Ku xigeenka madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

July 12, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

July 12, 2025
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud , oo booqasho ku joogo dalka Turkiga, ayaa maanta xarunta madaxtooyada dalkaas kula...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Geneva kaga qayb galay shir Caalami ah

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Geneva kaga qayb galay shir Caalami ah

July 12, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada JFS, Mudane Maxamed Axmed Aadan Macalin, ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kaga qaybgalay kulanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In