Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo isagoo key sugan gobolka Galgaduud wareysi siinayay Radio Muqdisho ayaa waxaa uu si faah faahsan uga hadlay...
Read moreKulanka Baarlamaanka ee manta oo ahaa Kalfadhiga 6aad, Kulankaasi 11aad waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayadoo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad...
Read moreShirkani oo socday mudo afar maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka jabuuti waxaana looga hadlayay arimaha Burcad badeeda iyo sida loo maxkamadeedyo dad lagu soo qabto falalka burcad badeednimo ...
Read moreDegmada qasaxadheere waxay kamitahay Degmooyinka hoos imaanaya G/Baay waxaana mudo kudhaw 3 sano go. odoomiyey Ururka Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS . waxaana hada gacanta kuhaya Ciidanka Xooga Dalka Soomaalyed iyo kuwa Daraawiishta...
Read moreWaxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiirada cusub iyo kuwa uu isku shaan dheynta ku sameeyey shalay madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Xafladd kooban...
Read moreAgaasimaha Guud Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ka qaybgalaya shir ay hay'adda Isgaarsiinta Caalamka ( ITU) ku qabaneyso dalka Jabuut ayna kasoo qaybgaleen waddamada Soomaaliya, Suudaan...
Read moreIsku Aadka degmooyinka gobollada dalka Ee tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan R.muqdisho & S.N.Tv 2015 No Demgada Degmada Goorta 1 Kaaraan Baladweyne June 18 2 Cabdicasiis Baydhabo June 19 3 Gaalkacyo...
Read moreCiidamada booliska Soomaaliyeed ayaaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen gaacada ka ciyaar ay ku muujinayaan sida ay ugu diyaar garoobeen sugida amaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho...
Read moreWararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku waramayaan in ergada shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Cadaado shirku uga socdo ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho