Dood Cilmiyeed ku saabsan difaacashada Buuga Oo maanta Ay qabatay jamacadda Horseed “Sawirro”
Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Horseed International University ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan kuna soo bandhigay faa’idada difaacashada buuga ee maraxlada qalin jibinta Jaamacada. Madaxa...
Read more











