Dekadda magaalada Boosaaso waxaa ku soo xiratay doon waday qaxooti badan oo Soomaaliyeed, oo ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yemen, iyagoo ay ka muuqato dhibaatooyin xaga nolosha ah....
Read moreWaxaa qoray: Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar "Al-Caddaala" Soomaaliya muddo dheer oo ay ku jirtay daganaasho la’an siyaasadeed oo keentay amni darro sababtay Baahi, Qax iyo daryeel-xumo, maadaama ay meesha ka maqnaayeen...
Read moreMashruuc shaqo lagu siinayo gabdhaha ka qalin jebiyay jaamacadaha ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho. Mashruucan oo ay iska kaashanayaan Hay’adda Iftin Foundation, Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo Dalladda Jaamacadaha Soomaaliyeed...
Read moreMuqdisho, 13 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee...
Read moreKormeerkaan uu gudoomiye ku xigeenka aminiga iyo siyaasada uu tagay qaar ka mid ah iskuulaadka ayaa ujeedadiisa ahayd ukuurgalida habsami usocodka hawla waxbarasho ee gobolka shabeelada dhexe aydoo kormeerkiisa ay...
Read moreKulankani maanta Baarlamaanka Dalka uu ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa hortagay Guddoomiyaha Bankiga...
Read moreWasiiro katirsan maamulka Koofur Galbeeed Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada gobalada baay iyo Bakool iyo Shabeelada hoose ayaa manta waxay kormeereen xarada tababarada ciidanka Cali Salaamay ee magaalada Baydhabo oo ay kujiraan 395 askari...
Read moreKulankan looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka uu leeyahay iyo sida dhalinyarada loo wacye gelinkaro ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dalka,Ururka Haweenka Qaranka,Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ,Arday...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho