Horjoogayaal ka tirsan khawaarijta oo isu soo dhiibay Dowlad Gobolleedka Puntland
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo bandhigay 9 Horjooge oo ka tirsanaa Kooxda Argagaxisada ah ee Daacish oo Ciidanku gacanta ku soo dhigeen. Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari...
Read more











