Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Cape Town
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku dilay Macallin Cali Dhaarte oo ahaa Soomaali dukaan ku lahaa magaaladasi. Wariye Cabdullaahi Ibraahin Dasar oo uga soo...
Read moreKooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku dilay Macallin Cali Dhaarte oo ahaa Soomaali dukaan ku lahaa magaaladasi. Wariye Cabdullaahi Ibraahin Dasar oo uga soo...
Read moreIsagoo ka hadlayay kulan lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta u ah gobolka Nugaal ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud waxaa...
Read moreShirkii wadatashiga ee Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka Ka Jira ee Shalay Garoowe ka furmay ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Garoowe, iyadoo la filayo in laga soo...
Read moreSawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Read moreGuddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u diray Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Maalinta shaqaalaha...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay shirka wada tashiga ah ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Garowe. Waxaa...
Read moreMadaxmweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabad soo dhaweyn aheyd oo xalay loogu sameeyay xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ee magaalada garowe. Madaxweynaha ayaa...
Read moreMuqdisho, 01, May, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Camar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa u diraya Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Maalinta shaqaalaha aduunka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho