Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dilay
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhagar qabayaal ay caawa dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland, iyadoo dhagar qabayaashii dilka geystay ay ka baxsadeen goobta falka...
Read more











