Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Philippe Lazzarini oo ka hadlay arrimaha bani’aadamnimada iyo xayiraadda xawaaladaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isu-duwaha howlaha gar gaarka bani’aadanimo ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Philippe Lazzarini ayuu si guud uga hadlay arimaha bani’aadanimada, xiritaanka shirkadihii xawaaladaha, iyo amaanka shaqaaalaha gar gaarka eek a howlgala Soomaaliya.

Philippe Lazzarini ayaa muujiyay in Soomaaliya ay ka jirto baahiyo dhanka bani’aadanimada ah isla markaana ay tahay in lagu xisaabtamo in weli loo baahan yahay gurmada deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha bulsho badan oo Soomaaliya ku nool kuwaasi oo u baahan adeegyada nolosha aasaasiga u ah.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

“waxaanu la macaamiilnaa waddan haatan dib u soo kabsanaya oo marxalado kala duwan soo marey, waa in la ogaadaa in weli howlaha gargaarka bani’aadanimo ay yihiin baahidoodu mid aan fari ka qodnayn“ ayuu yiri Philippe Lazzarini

Wuxuu sheegay in 3 million oo ruux ay u baahan yihiin gargaar bani’aadanimo, 740, 000 oo dadkaasi ka mid ah ayaan helin waxyaabaha nolosha asaasiga u ah, waxana ku jira laba boqol oo kun oo caruur ah oo nafaqo darro haysato.

Mr. Lazzarini ayaa dhinaca kale sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay wajahayso caqabado ka dhashay xayiraadda xawaaladaha, Mareykanka, Audtralia iyo Kenya ayaa xiray xawaaladaha Soomaalida, Philippe Lazzarini wuxuuna xusay in boqolkiiba 40 Soomaalida ay ku nool yihiin lacagaha dibadda ah.

 

 

Previous Post

Madaxweynaha oo sheegay in dalku isku filanaasho gaari doono-DHAGAYSO

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In